Aprovecha y compra con 50% dcto en libros traídos desde España  Ver más

Enviar a
Bogota, Cundinamarca
0
  • argentina
  • chile
  • colombia
  • españa
  • méxico
  • perú
  • estados unidos
  • internacional

Selecciona tu país

América

Europa

Resto del mundo

portada Miisaanka Caddaaladda & Muhiimadda Sharciga (en Africanos)
Formato
Libro Físico
Editorial
Idioma
Africanos
N° páginas
488
Encuadernación
Tapa Blanda
Dimensiones
22.9x15.2x2.5 cm
ISBN13
9789698192006

Miisaanka Caddaaladda & Muhiimadda Sharciga (en Africanos)

X. Xasan, Xirsi Cali (Autor) · Sagaljet · Tapa Blanda

Miisaanka Caddaaladda & Muhiimadda Sharciga (en Africanos) - X. Xasan, Xirsi Cali

Libro Nuevo Importado
Envío: 17 a 23 días háb.
$ 226.067$ 113.033
-50%
Costos de importación incluídos en el precio ✅
Libro Nuevo

Quedan 100 unidades

$ 113.033
¡Envío Gratis!  Llega entre el 09 Sep y el 18 Sep a Bogota, Cundinamarca. Seleccionar ubicación

Reseña del libro "Miisaanka Caddaaladda & Muhiimadda Sharciga (en Africanos)"

Dhiganahan/Buuggan "Miisaanka Caddaaladda iyo Muhiimadda Sharciga" waa dhigane qiimo badan oo xanbaarsan aqoon ballaadhan oo shuruucda dalka ku saabsan. Waxa uu sidaa xog qof kasta oo akhriya kor u qaadaysa ogaalkiisa nidaamka caddaaladeed ee dalku sida uu u shaqeeyo, islamarkaana xoojinaysa fahamkiisa ku aaddan Waaxda Garsoorka ee Qaranka. Buuggani waxa uu marjac iyo misbaax uu wax ku iftiinsado u noqon karaa ardayda kala duwan eedhigata sharciga. Si taas la mid ah, waxa uu hage iyo indho fur u noqon karaa qof kasta oo raba in uu cilmibaadhis ku sameeyo nidaamka caddaaladeed ee dalka, gaar ahaan waaxda garsoorka. Waa buug u hadlaya guud ahaan bulshada oo sida ku cad uu qoraagu rabo in ay hesho nidaam caddaaladeed oo hufan. Buuggani waxa uu si gaar ah hiil ugu yahay bahda garsoorka oo uu soo bandhigayo duruufaha adagee ay ku shaqeeyaan iyo sida loogu baahi qabo in la helo garsoor madax bannaan oo dhexdhexaad ah. Dhinaca kale, awaa buug xanbaarsan yididiilo iyo rejo aad u weyn oo ah in la joogo xilligii garsoorka dalka dib u habayn dhab ah lagu samayn lahaa. Waayo? Qoraaga buuggu maaha qof shacab ah oo aan codkiisu meel dheer gaadhayn, ee waa Guddoomiyhii xisbul xaakimka dalka oo codkiisu wax badan beddeli karo, islamarkaana xilligan la joogo awood u leh in uu madaxweynaha dalka iyo madaxda kale ee hadda talada haysa uu arintaa wax ka qabashadeeda gacan ka siiyo. Haddii Ilaahay idmo oo uu talada dalka qabtana laga ulan karo in uu ka qaban doono dulmiga iyo caddaalad-darrada garsoorka lagaga cabanayo. Maadaama oo uu fahan buuxa ka haysto baaxadda dulmiga jira iyo halka eelku ka imanaayo ee ay sartu ka qudhantay. W/Q. Garyaqaan Jamaal Xuseen Axmed (Mandela) Hargeysa, Soomaaliland021/05/2025

Opiniones del libro

Preguntas frecuentes sobre el libro

Todos los libros de nuestro catálogo son Originales.
El libro está escrito en Africanos.
La encuadernación de esta edición es Tapa Blanda.

Preguntas y respuestas sobre el libro

¿Tienes una pregunta sobre el libro? Inicia sesión para poder agregar tu propia pregunta.

Opiniones sobre Buscalibre

Ver más opiniones de clientes